DAAWO; Haweenka Xaafada Goljano Ee Magaalada Hargaysa Oo Deeq Mucaawino ah Gaadhsiiyay Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Haweenka Xaafada Goljano Ee Magaalada Hargaysa Oo Deeq Mucaawino ah Gaadhsiiyay Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore.
May 22, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Qaarkamida Haween waynaha ku dhaqan Xaafada Goljano ee degmada 26juun magaalada hargaysa ayaa deeq mucaawimo ah gaadhsiiyay ciidamada qaranka jamhuuriyada somaliland ee difaaca dalka heeganka ugu jira .

HAWEENKA GOLJANO

Waxaana deeqdan ka gudoomay taliska guud ee ciidanka qaranka somaliland.

HALKAN KA DAAQO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS