WAJAALE NEWS

DAAWO; Haweenka Xaafada Goljano Ee Magaalada Hargaysa Oo Deeq Mucaawino ah Gaadhsiiyay Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore.

Hargaysa(W,N) Qaarkamida Haween waynaha ku dhaqan Xaafada Goljano ee degmada 26juun magaalada hargaysa ayaa deeq mucaawimo ah gaadhsiiyay ciidamada qaranka jamhuuriyada somaliland ee difaaca dalka heeganka ugu jira .

Waxaana deeqdan ka gudoomay taliska guud ee ciidanka qaranka somaliland.

HALKAN KA DAAQO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version