Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Qaybgalay Shir Muhiima, Beesha Caalamkana Ugu Baaqay In Ay Gurmad Ufidiyaan Dadka Reer Somaliland Ee Roobabkii Duufaanada Watay Khasaaraha Gaadhsiiyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Qaybgalay Shir Muhiima, Beesha Caalamkana Ugu Baaqay In Ay Gurmad Ufidiyaan Dadka Reer Somaliland Ee Roobabkii Duufaanada Watay Khasaaraha Gaadhsiiyeen.
May 22, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa shir caalamiya kaga qaybgalay dalka belguimka kaasi oo khudabd uu ka jeediyay kaga hadlay beesha caalamkana usoo jeediyay in ay aqoonsadaa jamhuuriyada somaliland,

Dhanka kale gudoomiye cirro ayaa beesha caalamka ugu baaqay in ay ka qaybqataan gurmadka loo fidinayo dadkii ay waxyeeladu kasoo gaadhay roobabkii duufanada watay ee ka da,ay xeebaha somaliland,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/qp8kQbIk2Gs

COMMENTS
LINKS