DAAWO; Qaylo Dhaanta Kasoo Yeeedhaysa Dadkii Duufaantu Ku Dhufatay Ee Waqooyiga Gobolka Gabiley Iyo Xukuumada Oo Indhaha Ka Qarsatay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qaylo Dhaanta Kasoo Yeeedhaysa Dadkii Duufaantu Ku Dhufatay Ee Waqooyiga Gobolka Gabiley Iyo Xukuumada Oo Indhaha Ka Qarsatay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin
May 22, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Qaylo Dhaanta Kasoo Yeeedhaysa Dadkii Duufaantu Ku Dhufatay Ee Waqooyiga Gobolka Gabiley Iyo Xukuumada Oo Indhaha Ka Qarsatay Xaalada Ay  Ku Sugan Yihiin,

Sidoo kale maamulka gobolka gabiley ayaan wax gurmad ah ufidinin dadkii khasaaraha naf iyo maalba kasoo gaadhay roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay waqooyiga gobolka gabiley oo ku jira xaalad qalafsan.

COMMENTS
LINKS