WAJAALE NEWS

DAAWO; Qaylo Dhaanta Kasoo Yeeedhaysa Dadkii Duufaantu Ku Dhufatay Ee Waqooyiga Gobolka Gabiley Iyo Xukuumada Oo Indhaha Ka Qarsatay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin

GABILEY(W,N) Qaylo Dhaanta Kasoo Yeeedhaysa Dadkii Duufaantu Ku Dhufatay Ee Waqooyiga Gobolka Gabiley Iyo Xukuumada Oo Indhaha Ka Qarsatay Xaalada Ay  Ku Sugan Yihiin,

Sidoo kale maamulka gobolka gabiley ayaan wax gurmad ah ufidinin dadkii khasaaraha naf iyo maalba kasoo gaadhay roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay waqooyiga gobolka gabiley oo ku jira xaalad qalafsan.

Exit mobile version