Qisadii Ninkii Dilay Nabiga Adeerkii Hamza Iyo Beenaale Musaylima -Rag Iyo Dumar Raariikhda Raadeeyay. 5Aad | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qisadii Ninkii Dilay Nabiga Adeerkii Hamza Iyo Beenaale Musaylima -Rag Iyo Dumar Raariikhda Raadeeyay. 5Aad
May 23, 2018 - Written by Editor:

Taariikhda rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa barmaamijkii 5aad ee barmaamijyadaas.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA;

COMMENTS
LINKS