WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Cadaaladda Jsl Oo kormeer Xaga Dhulka Kusoo Maray Dadkii Ay Khasaaraha Nafeed Iyo Maal Soo Gaadhsiiyay Roobabkii Duufanada Watay Ee ka Da,ay Xeebaha Somaliland

GARGAARA(W,N) Wasiirka wasarada cadaalaa jamhuuriyada somalikand  Eng Cabdiqani Maxamuud caateeye ayaa noqday Masuulkii Uhoreeyey ee safar xaga dhulka kusoo kormeeray Deeganada xeebaha somliland oo uu Saamayta culus soo gaadhsiiyeen roobabkii duufanadawatay ee ka da,ay  xeebaha somaliland

Wasiirka cadaalada ayaa mucaawimo iyo gurmad uu dadka qaar kaga badbaadiyay agagaarka gargaarada bari ufidiyay.

Dhanka kale dadwaynaha ay khasaaruhu soo gaadheen ayaa ka dareen celiyay gurmadka uu wasiirka wasaarada cadaaladu la gaadhay deegaanadan;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version