DAAWO; Wafti ka Socda Dalka Emaraadka Carabta Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Somaliland Ee Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wafti ka Socda Dalka Emaraadka Carabta Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Somaliland Ee Hargaysa.
May 23, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Wafti Balaadhan  oo ka socda Dalka isku taga Emaraadka Carabta ayaa maanta Galinkii danbe kasoo  dagay Madaarka cigaal ee magaalada hargaysa.

Waftigan ayaa waxa horkacaya Safiirka somaliland ufadhiya Emaraadka Carabta Baashe Cawil

Waftigan ayaa dalka uyimid sidii ay uga qayb qaadan lahaa gurmadka loo fidinayo dadkii wax ku noqday roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay xeebaha somaliland,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS