DAAWO; Wasiirka Gaashaan dhiga Jsl Oo Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Deegaanka Tukaraq. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Gaashaan dhiga Jsl Oo Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Deegaanka Tukaraq.
May 23, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Yuusuf ayaa warbixiyay safar uu Maalmihii Udanbeeyay kusoo maray deegaanada sanaag iyo tukaraq

Sidoo kale wasiirka gaashaandhiga ayaa ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee deegaanka tukaraq oo xiligan ay ka taagan tahay xaalad culus iyo saan saan colaadeed

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS