DAAWO; Maamulka Iyo Odayaasha Gobolka Gabiley Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Gurmad Deg Deg Ah lasoo Gaadho Dadkii Khasaaraha Ay ka Soo Gaadhsiiyeen Roobabkii Duufaanta Watay Ee Waqooyiga Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maamulka Iyo Odayaasha Gobolka Gabiley Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Gurmad Deg Deg Ah lasoo Gaadho Dadkii Khasaaraha Ay ka Soo Gaadhsiiyeen Roobabkii Duufaanta Watay Ee Waqooyiga Gabiley.
May 23, 2018 - Written by Editor:

GABILEY (W,N) Maamulka gobolka gabiley waxgaradka iyo odoyaasha ayaa xukuumada dhexe iyo haayadaha ku shaqada leh ugu baaqay in ay  gurmad deg deg ah lasoo gaadhaan dadkii ku  waxyeeloobay   roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay waqooyiga gobolka gabiley kuwaasi oo ilaa hada aan wax gurmad ah loo fidinin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS