OGAYSIIS: Ma Tahay Qurbe Joog | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
OGAYSIIS: Ma Tahay Qurbe Joog
May 26, 2018 - Written by Reporter:

Hadii aad tahay Qurba Joog waxay shirkada caanka ah ee TransferGalaxy kugu tala gashay Aadeega xawilaada lacagta intarneetka oo kuu suurta galinaysa inaad lacag u diri karto Ehelkaaga goorkasta iyo goobkasta adigoo Adeegsanaya Computer kaaga, Tablet-kaaga ama Mobile-kaaga. Qofka loo dirayona wuxuu ku heleyaa lacagta iyada oo lacagta teleefoonkiisa lagu shubo.

 

Mobile-kaaga. Qofka loo dirayona wuxuu ku heleyaa lacagta iyada oo lacagta teleefoonkiisa lagu shubo.

TransferGalaxy Bishan Barakaysan kugu bishaaraynaysa inaad Ku dirsato lacagtaada Khidmad la’aan 0%fees bisha Ramadaan, adigoo isticmaalaya Kodeka: Wajaalenews.

TransferGalaxy waa sida kuugu haboon in aad lacag u dirto caalamka oo dhan ama iskugu so diri karto adigoo ku helaya lacagtaada ZAAD Adigoo  gurigaaga ama xafiiskaaga jooga ayaad isticmaali karta adeegan:

Booqo :   www.transfergalaxy.com

COMMENTS
LINKS