WAJAALE NEWS

Liiska Ciyaartooyda Masar ee koobka adduunka oo lagu dhawaaqay

Waxaa la magacaabay liiska 29 cayaaryahan oo hor dhaca ah, ee dalka Masar uga qeyb galaya koobka aduunka ee bisha dambe furmaya. Tababare Héctor Cúper ayaa la filayaa inuu liiska kasoo reebo 23 cayaartoy.

Halkan hoose ka akhriso magacyada.

Gool-hayeyaasha: Essam El-Hadary (Al Taawoun), Mohamed El-Shennawy (Al Ahly), Sherif Ekramy (Al Ahly), Mohamed Awad (Ismaily).

Daafacyada: Ahmed Fathi (Al Ahly), Saad Samir (Al Ahly), Ayman Ashraf (Al Ahly), Mahmoud Hamdy (Zamalek), Mohamed Abdel-Shafy (Al Fath) Ahmed Hegazi (West Brom), Ali Gabr (West Brom), Ahmed Elmohamady (Aston Villa), Karim Hafez (RC Lens), Omar Gaber (LAFC), Amro Tarek (Orlando City).

Khadka dhexe: Tarek Hamed (Zamalek), Mahmoud Abdel Aziz (Zamalek), Shikabala (Al Raed), Abdallah Said (KuPS), Sam Morsy (Wigan), Mohamed Elneny (Arsenal), Kahraba (Ittihad), Ramadan Sobhi (Stoke City), Mahmoud “Trezeguet” Hassan (Kasimpasa), Amr Warda (Atromitos).

Weeraryahanada: Marwan Mohsen (Al Ahly), Ahmed Gomaa (Al Masry) Ahmed “Koka” Mahgoub (SC Braga), Mohamed Salah (Liverpool).

 

Exit mobile version