Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 265 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 265 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 265 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 265
WAJAALE NEWS
Saranseerkii abaarihiyo, Saamayntay dagu Dhigeen, Sacuudi Xoolaheninacay, ayaa Sixirbararka dhalay.
June 7, 2018 - Written by Reporter:

Sarifkan Xaaraanta Ee, Samadaa Doolarkii U Kacay, Siyaasad Qaloocatiyo, Soof Daran Habawgiina Helay

 

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.S.C.W.R.W.B.
Salaan khaas ahna bahda hadhwanaagnews iyo akhristayaashooda

1-WAXAAN SOO SAARO IYO,SARAACAD HADDAAN LA HAYN,

SANCANA INOO SOO KORDHAYN,SUUQYADA LOO DHOOFIYA,

SABOOL SIDAAN KAGA BAXNA,SUA’AALI KA TAAGAN TAHAY,

SARANSEERKII ABAARIHIYO,SAAMAYNTAY NAGU DHIGEEN,

SACUUDI XOOLAHENI NACAY,AYAA SIXIRBARARKA DHALAY.

 

2-SARIFKAN XAARAANTA EE,SAMADAA DOOLARKII U KACAY,

SIYAASAD QALOOCATIYO,SOOF DARAN HABAWGIINA HELAY,
SHACABKU KALA SOOCANYIIN,SAGSAAG IYO GUUXBA JIRO,

SAHALBAAD KU DAWEYN KARTAAN,SIRITEENI SOO JIRENIME,

SOMALILAAN LAGU YAQIIN,SEBENO AY KU SOO DHISNAYD.

 

3-SALUUGIYO TABASHADIYO,HADDII ISASEEGBA DHACABA,

SAMIRKAYNU WAX DHEERAHO,SAMAY KU DHAMAANAYSAA,

SAANAD BAYNU U LEENAHIYO,HANAANKEENII SUUBANAA,

SAATIRKAYNU LA KAASHANAA,ALLUHU WAY NAGU SIMAA,

SAACADAA LAGU SOO SAXAA,WAXII SIRGACMEE QALDAMA.

 

4-SOMALILAAN SOCDAASHAYOO,AAD BAY U SIRAADANTAHAY,

SEEXTAA NABAD UGU LEDAA,SAMAHAY KU BARBAARTAYOO,

SIDIIBAA LAYSKU SOORAYAA,SADKANNA LOO WADAAGAYAA,

SUUQYADA DOOLARKII DHEXYAAL,ILAA SUBAXDIYO HABEEN,

SAKAYUURTI ILAALIYIYO,SANAADUUQ AAN LAGU XARAYN.

 

5-SIDAASAA SAYLACIYO BERBERA,ADUUNKU U SOO SOCDA,

SITIINKII WAX NA SEEGAYBAA,SAADAALADI MUUQATAAYE,

SALUUGIYO MURAN KA DHAWR,SADKA EBBE KUGU GALADAY,

SIDEED IYO TOBANKI MEEY,SOYNAGII SANADGUURADII,

SODONAAD OO SADDEX LA’AYD,SAGOTINAYUUN DARAAD.

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews