Xuska 26 JUNE 1960 VS Sugida Xudiidii 26 JUNE 1960.Waa Mataano | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xuska 26 JUNE 1960 VS Sugida Xudiidii 26 JUNE 1960.Waa Mataano
June 9, 2018 - Written by Reporter:

Umad wal oo ku uuman kawnkan wuxu leeyahay maalin qarannimo oo ku suntan maalintii

ay ka xoroobeen gumaysi uga gudbeen qaran taam ah calan gaara oo ay dalkooda iyo dadkoodu hantaan taas oo beesha caalamku u aqoonsanto astaan qaran qoomiyad iyo calan u gaara. waxa hubaal ah in ay somaliland ka xorowday gumaysigii ingriis ee dalka gomaystay lix iyo todobaatan sano ( 76 years under British colony). 26 june 1960 waa maalin aad u mudan bulshada somaliland xuskeeda iyo xushmayenteeda.

waa maalinta beesha caalamku aqoonsadeen jiritaanka dawlad somaliland oo xad xuduud iyo caasimad HARGEISA loo aqoonsaday 33 dawladood.

xadka maanta la sugayo dawladeedu waa 26 june 1960. sidaa awgeed aqoonsiga somliland ee beesha caalamku aqoonsantahay waa 26 june 1960. F.G

 

ma aasi karno taariikh facweyen  xorayentii somaliland ee halganka dheer loo soo maray. halgankii dheeraa ee 76 sano qaatay.

 

TALLO.

SOMALILAND

SHACBIYAN , XUKUUMIYN , QOLQOL JOOG IYO QURBA JOOG

WAA IN LOO DIYAAR GAROOBAA SIDII HEER SARE LOOGU XUSI LAHAA 26 JUNE 1960

 

OO FOODA INAGU SOO HAYSO.WAA CIIDAL CALANKII SOMALILAND OO CAALAMKU

INOO AQOONSANYAHAY.

LONG LIFE 26 JUNE 1960.

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI.

 

COMMENTS
LINKS