Maxaa lagu ilaway dadkii duufaanku ku dhuftay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaa lagu ilaway dadkii duufaanku ku dhuftay
June 10, 2018 - Written by Reporter:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

waan idin salamayaa dhamaantiin umadda reer somaliland meel kastood joogtaan sidaynu wada ognahay gobolada  galbeedka somaliland  waxa ka dhacay arin mucjiso rabaani ah oo aan waligeed  hore  in noogu dhicin waana aduunyo oo wax waarayaa ma jiro laakiin waa murugo beer xanuun ah anigu wadanka ma joogo  waxan ka daawaday TV YADA  qof wayn oo waalid ahna waan ahay.

waxan maanta codsanayaa dadkaa maanta jilicsan waxay taagan tahay hayaay mee  shicibkii reer Somaliland gudo iyo debadba mee  baayac mushtarkii iyo maalqabeenaddii

awalba dumarbaa carcarari jiray iyagiina xagay kadheen dawlada Jabuuti  way dadaashay oo soo gurmatay  laakiin baahida taal  way  ka balaadhantahay  taas markii  abaaruhu dhaceen galbeed  somaliland  waa meeshii  lagu baxsaday   maanta dadkaas amarku helay   ilaahay ka sakow  reer Somaliland bay sugayaan

 

ducaale dayib

ducaaledayib@gmail.com

 

COMMENTS
LINKS