WAJAALE NEWS

Hambalyo Meher Wacan Boqorka Iyo Boqorada Mukhtaar Xuseen Yuusuf iyo Amaal Ibraahim Maxamed

Waxay ahayd madal ad ubilan oo badi kulmisay hadloorka iyo dhalinyarada Somaliland Madashan bilan ayaa waxaa lagu yagleelayay qoys cusub oo kusoo kordhay umada islaamka Waxaana loogu debaaldagaya Meherka  Mukhtaar Xuseen Yuusf Iyo Amaal Ibraahin Maxamed oo meher koodu ka dhacay Magaalada Hargaysa.

 

Waxaana Dhamaan Asaxaabtani ay Hambalyo u Dirayaan boqrka iyo boqorada Mukhtaar xuseen yusuf iyo Amaal Ibraahin maxamed oo meherkoodu ka dhacay magalada Hargaysa maanta.

1 mawliid cismaan ibraahin

2 sacad sheekh muuse

3 Hamse yuusuf cali

4 c/risaaq Daahir khaliif

5 faysal idiris cashuur

6 Naasir Adan maxamed

7 guuleed maxamed cawaale

8 Dr c/ kariin Gaas

9 mustafe C/raxmaan ismaciil

10 maxamed cabdi ilig

11 Adan c/raxmaan Yacquub

12 cismaan maxamed

13 khadar Axmed mooge

Dr maxfuud c/Abdilaahi

Axmed jaamac Saalax

14 happy daahir khaliif

15 guuleed xasan dirir

 

 

 

Exit mobile version