WAJAALE NEWS

Haweenka Xaafada Gacan Libaax Ee Magaalada Hargaysa Oo Deeq Lacag Ah Ku Wareejiyey Ciidamada Qaranka Jsl Ee Jiida Hore.

HARGAYSA (W,N) Qaarkamida haween waynaha xaafada gacan libaax ee caasimada hargaysa ayaa deeq lacag ah oo ay ugu talo galeen ciidamada qaranka ee jiida hore ku wareejiyay masuuliyiinta wasaarada gaashaan dhiga Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version