DAAWO; Abwaan Idaajaa Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Idaajaa Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Qabtay Magaalada Hargaysa.
June 11, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Abwaan Axmed Faarax Cali Idaajaa oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa magaalada hargaysa ayaa waxaa munaasibad soo dhawayna loogu Qabtay magaalada hargaysa.

idaajaa

Munaasibadan soo dhawayta ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay abwaano iyo dhalinyaro kala duwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUNAASIBADAN;

 

COMMENTS
LINKS