WAJAALE NEWS

DAAWO; Abwaan Idaajaa Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Qabtay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N) Abwaan Axmed Faarax Cali Idaajaa oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa magaalada hargaysa ayaa waxaa munaasibad soo dhawayna loogu Qabtay magaalada hargaysa.

Munaasibadan soo dhawayta ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay abwaano iyo dhalinyaro kala duwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUNAASIBADAN;

 

Exit mobile version