WAJAALE NEWS

DAAWO; Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishukuur Iyo Arimaha Uu kaga Hadlay.

MUQDISHO(W,N) Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishukuur oo kamida siyaasiyiinta Somaliya isla markaana ah Hogaamiyaha Xisbiga wadajir siwayna uga soo horjeeda maamulka madaxwayne farmaajo ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay arimo door ah isagoo so bandhigay fadhiidnimada xukuumada xiligan ka arimisa koonfurta somaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN;

Exit mobile version