Daawo Maayirka degmada Gabiley oo deeq agab caafimaad ku wareejiyay maamulka wajaale.
June 12, 2018 - Written by Wariye:
Hargeisa(WJN):-maayirka gobolka gabiley maxamed amiin cumar oo maanta deeq agab caafimaad ku wareejiyay maamulka degmada tog-wajaale
deeqdani ayaa ahayd mid ay ku soo cawiyeen walalahooda ku nool dalka dibadiisa.