Boobe Yuusuf Ducaale oo Ku baaqay in Ahmiyad gaar ah La Siiyo Kootada Haweenka iyo dadka La Haybsooco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boobe Yuusuf Ducaale oo Ku baaqay in Ahmiyad gaar ah La Siiyo Kootada Haweenka iyo dadka La Haybsooco
June 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa waxa uu ka hadlay kootooyinka haweenka Somaliland ee dhinaca doorashooyinka iyo dadka laga tirada badan yahay ee ay golaha wasiirada Somaliland ansixiyeen waxaanu Madaxwaynaha Somaliland u soo jeediyay in sideeda loo fuliyo arintaas.

Sidoo kale qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxa uu ka hadlay shaqaaqada u dhaxaysa Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland iyo saamaynta ay ku yeelatay Jaamacada Camuud.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS