WAJAALE NEWS

Agaasimaha arimaha bulshada ee Wasaarada Shaqo gelinta oo La Kulantay Caruurta Darbi Jiifka ah, Balan qaad Culusna u Samaysay

Hargeysa (W,N)- Agaasimaha arimaha bulshada ee wasaarada shaqo gelinta Somaliland Filsan Xuseen Khaliif ayaa waxa ay xarunta wasaarada shaqo gelinta iyo arimaha bulshada ku qaabishay qaar ka mid ah Caruurta darbi jiifka ee magaalada Hargaysa.

Sidoo kale Agaasime Filsan ayaa waxa ay sheegtay in ka wasaarad ahaan ay qorshe u sameeyeen Caruurta Darbi Jiifka ah waxaanay balan qaaday in 300 boqol oo ka mid ah caruurta darbi jiifka ah la ciidsiin doono.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version