WAJAALE NEWS

DAAWO; Suldaanka Qurba Joogta Somaliland Oo Deeq Afur Ah Gaadhsiiyay Cusbitaalka Magaalada Hargeysa.

suldaankaHargeisa(WJN):suldaanka Cabdilahi Cismaan Aw Xasan oo ah suldaanka qurbejooga somaliland ayaa deeq afur ah soo gaadhsiiyay
qaybo ka mid ah cusbitaalka guud ee magalada hargaysa gar ahaa qaybta lagu xananeeyo caruurta nafaqada daradu la soo daristo iyo waliba qaybta dhimir oo ka kooban raga iyo dumar.

 

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habbane

 

Exit mobile version