Wasiirka Cadaalada Somaliland oo Soo gaba-gabeeyay Barnaamijkii Maxbuus La afur Madaxweynahaaga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaalada Somaliland oo Soo gaba-gabeeyay Barnaamijkii Maxbuus La afur Madaxweynahaaga
June 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Wasiirka Wasaarad Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo uu weheliyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Asluubta ayaa waxa ay maanta soo gunaanadeen barnaamijkii loogu magac daray Maxbuus la afur Madaxwaynahaaga waxaana barnaamijkaas lagu soo gabagabeeyay Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargaysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS