Maamulka Puntland oo Sheegay in aanay Somaliland La gelin Wax Wadahadal ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Puntland oo Sheegay in aanay Somaliland La gelin Wax Wadahadal ah
June 12, 2018 - Written by Reporter:

Boosaaso (W,N) – Afhayeenka madaxtooyada Maamul goboleedka Puntland Cabdullaahi Qudhaan-jecel oo goor dhawayd shir jaraa,id qabtay ayaa sheegay in aanu jirin wax heshiis ah iyo xataa wadahadal ah u socda Somaliland iyo Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/3FZWj1lNM3o

COMMENTS
LINKS