WAJAALE NEWS

Maamulka Puntland oo Sheegay in aanay Somaliland La gelin Wax Wadahadal ah

Boosaaso (W,N) – Afhayeenka madaxtooyada Maamul goboleedka Puntland Cabdullaahi Qudhaan-jecel oo goor dhawayd shir jaraa,id qabtay ayaa sheegay in aanu jirin wax heshiis ah iyo xataa wadahadal ah u socda Somaliland iyo Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/3FZWj1lNM3o

Exit mobile version