Hay’adda diiwaanka Sakada dalka Jabuuti oo deeq Sako ah gaadhsiisay dadka danyarta ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hay’adda diiwaanka Sakada dalka Jabuuti oo deeq Sako ah gaadhsiisay dadka danyarta ah
June 13, 2018 - Written by Reporter:

Djibouti (W,N)- Masuuliyiinta ka tirsan Xukuumada dalka Jabuuti, Ganacsato iyo Agaasimaha Hay’adda diwaanka sakada Jabuuti ayaa ka qayb galay munaasibad lagu uruurinayay qaybtii ugu horaysay sakada sanadka 2018-ka waxaana madashaas lacag loogu qaybiyay qaar ka mid ah Caruurta Agoomaha ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS