Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay deegaano ka Tirsan gobolka Gabiley iyo khasaare ka dhashay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay deegaano ka Tirsan gobolka Gabiley iyo khasaare ka dhashay
June 13, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N)- Deegaano hoos yimaada gobolka Gabiley ayaa waxa habeenimadii xalay ahayd ka da’ay roobab mahiigaan ah oo khasaaro ba’an soo gaadhsiiyay iskuulo ku yaala deegaanka Lafta-tiinka.

Sidoo kale dadwaynaha ku dhaqan deegaanadaasi ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay Roobabkaasi iyagoo xukuumada Somaliland ugu baaqay in si deg deg ah loo soo gaadho.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS