WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Soo Xidhay Tartanka Koobka bisha Ramadaan ee garoonka Xawaadle

Hargaysa (W,N)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socday Wasaarada Ciyaaraha iyo Wasaarada Xidhiidhka goloyaasha ayaa waxa ay maanta soo xidheen tartanka kubada cagta ee bisha Ramadaan oo ka socday garoonka Xawaadle ee Mgaalada Hargaysa waxana koobka ku guulaystay koox ku ciyaaaraysay magaca Jaamacada Rivt Valley University.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version