Magaalada Laascaanood oo Laga dhagax dhigay Saldhigyo Cusub iyo Maamulka gobolka oo Ka Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Laascaanood oo Laga dhagax dhigay Saldhigyo Cusub iyo Maamulka gobolka oo Ka Hadlay
June 13, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (W,N)- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta laga dhagax dhigay Saldhigyo Cusub oo ay yeelanayso magaaladu waxaana dhismaha Saldhigyadan ka hadlay Gudoomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/zQeXh8b1oR4

COMMENTS
LINKS