Wajaale oo Lagu qabatay Basal Xumaatay oo laga Keenay dalka Suudaan iyo Halista Badh Suuqa lagu Fasaxay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wajaale oo Lagu qabatay Basal Xumaatay oo laga Keenay dalka Suudaan iyo Halista Badh Suuqa lagu Fasaxay
June 13, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (W,N)- Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay Basal Xumaatay oo laga keenay Dalka Suudaan ku qabatay Xadka Somaliland iyo Itoobiya ee Wajaale, taas oo lagu soo waday Hargeysa, waxaanay sheegeen inay intii xumaatay gubeen, intii kalena oggolaadeen in ganacsi loo keeno gudaha Caasimadda Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS