Daawo Suldaanka Qurbejooga Somaliland Suldaan Cabdilahi Cisman oo deeq agabkii ciida ah ku wareejiyay wasarada shaqo galinta deeqdasi oo loogu talo galay caruurta darbijiifka ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Suldaanka Qurbejooga Somaliland Suldaan Cabdilahi Cisman oo deeq agabkii ciida ah ku wareejiyay wasarada shaqo galinta deeqdasi oo loogu talo galay caruurta darbijiifka ah
June 14, 2018 - Written by Wariye:

wjnewsHargeisa(WJN):Suldaanka Qurbejooga Somaliland Suldaan Cabdilahi Cisman oo deeq agabkii ciida ah ku wareejiyay Wasarada Shaqo Galinta Arimaha Bulshada iyo Qoyska deeqdasi oo loogu talo galay caruurta darbijiif ah in lagu ciidsiiyo si ay bulshada muslimiinta ah ula wadagaan faraxada munaasibadda ciidul fidrida.

 

 

 

 

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS