Ururka Gabiley Mental Health oo dharkii Ciid gaadhsiiyay dhakhtarka dhimirka ee Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Gabiley Mental Health oo dharkii Ciid gaadhsiiyay dhakhtarka dhimirka ee Gabiley
June 14, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):- Ururka gabiley Mental health ayaa maanta waxa ay dharkii ciida gaadhsiiyeen dhakhtarka dhimirka ee magaalada gabiley waxaana munaasibadaas goob jog ka ahaa badhasaabka gobolka gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka

COMMENTS
LINKS