WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Sool oo Ka hadlay Rabshado ka dhacay Laascaanood

Laascaanood (W,N)- Badhasaabka gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir ayaa waxa uu goor dhawayd ka hadlay mudaharaad rabshado wata oo maanta ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood oo sababay dhaawaca laba ruux.

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka

https://youtu.be/2ahslaTQ01g

 

Exit mobile version