Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Hambalyo Munaasibada Ciida U Dirayaan Umada Muslimka Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Hambalyo Munaasibada Ciida U Dirayaan Umada Muslimka Ah
June 14, 2018 - Written by Reporter:

Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net waxay hambalyo ku saabsan munaasibada Ciidal Fidriga u dirayaan dhamaan umada muslimiinta ah meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan umada Shacabwaynaha Reer Somaliland iyo Akhristayaasha ku xidhan Shabakada Wararka Wajaalenews waxaanan leenahay ku ciida caafimaad qab Ciidan ciideeda ale haynagu gaadhsiiyo caafimaad iyo cimri dherer waarar.

 

EID MUBARIK

 

wajaale

 

COMMENTS
LINKS