WAJAALE NEWS

Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Hambalyo Munaasibada Ciida U Dirayaan Umada Muslimka Ah

Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net waxay hambalyo ku saabsan munaasibada Ciidal Fidriga u dirayaan dhamaan umada muslimiinta ah meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan umada Shacabwaynaha Reer Somaliland iyo Akhristayaasha ku xidhan Shabakada Wararka Wajaalenews waxaanan leenahay ku ciida caafimaad qab Ciidan ciideeda ale haynagu gaadhsiiyo caafimaad iyo cimri dherer waarar.

 

EID MUBARIK

 

 

Exit mobile version