Qaar ka mid ah dalalka Islaamka oo ku dhawaaqay in maalinta Berri ah tahay maalinta 1aad Ciidul-Fidriga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaar ka mid ah dalalka Islaamka oo ku dhawaaqay in maalinta Berri ah tahay maalinta 1aad Ciidul-Fidriga
June 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)– Dalalka Muslimka qaarkood ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in maalinta Berri ah tahay maalinta 1aad ee Ciidul-Fidriga.

Dalalka Sacuudiga, Qadar, Indonesia iyo Pakistan  ayaa ku dhawaaqay in maalinta Berri ah ay tahay 1-da Bisha Shawaal sidoo kalena loo dabaal degayo Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Ummadda Islaamka ayaa soo Soomnaa 29 Berri oo bisha Ramadaan ah, waxayna ka faa’ideysteen kherka iyo barakada ku jirta bishan,iyaga oo hadana si aad ah ugu diyaar garoobaya Munaasabadda Ciidul Fidriga.

 

COMMENTS
LINKS