War Deg Deg Ah: Madaxwayne Muuse Biixi oo Cafis U Fidiyay 511 Maxbuus | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Madaxwayne Muuse Biixi oo Cafis U Fidiyay 511 Maxbuus
June 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa munaasibada ciida awgeed wareegto madaxwayne uu ku cafiyay maxaabiista danbiyada fudud ku xukuman eek u kala jira xabsiyada dalka kuwaas oo ay tiradoodu dhan tahay 511 maxbuus,

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka

https://youtu.be/8Bl8aANhdZ4

COMMENTS
LINKS