WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah: Madaxwayne Muuse Biixi oo Cafis U Fidiyay 511 Maxbuus

Hargaysa (W,N)- Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa munaasibada ciida awgeed wareegto madaxwayne uu ku cafiyay maxaabiista danbiyada fudud ku xukuman eek u kala jira xabsiyada dalka kuwaas oo ay tiradoodu dhan tahay 511 maxbuus,

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka

https://youtu.be/8Bl8aANhdZ4

Exit mobile version