Wasiir Sacad Cali Shire oo Shacabka Reer Somaliland ugu hanbalyeeyay Munaasibada Ciidal Fidriga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Sacad Cali Shire oo Shacabka Reer Somaliland ugu hanbalyeeyay Munaasibada Ciidal Fidriga
June 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu hambalayo ku saabsan munaasibada Ciidal Fidriga ah u diray dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan shacabwaynaha reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo waliba Ciidamada kala duwan ee Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka

 

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS