WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Beeraha Jsl Oo Booqday Cisbitaalka Haweenka Ee Magaalada Boorama,

Borama (W,N)  Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo uu weheliyo Badhasaabka gobolka awdal ayaa Booqday Cisbitaalka Haweenka lagu Daweeyo Ee Magaalada Borama .

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version