WAJAALE NEWS

Bada Magaalada Berbera Oo Liqday Laba Qof Iyo Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dhacdadan,

BEERBERA (W,N) Laba qof oo kamida Dadkii udalxiiska tagay Magaalada berbera ayaa waxaa liqday bada gaar ahaan halka loogu talo galay dabaasha ee batalaale labada qof ayaa midka mida ahi uu ku geeriyooday halka laga soo badbaadiyay kii kalena  isla markaana xiligan lagu dabiibayo cisbitaalka Magaalada berbera,

Masuuliyiinta Gobolka Saaxil ayaa iyagu dhinacooda faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay bada berbera iyo dadkii dalxiiska Uyimid.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version