Guddoomiye Cirro oo Lagu Soo dhaweeyay dalka Jarmalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiye Cirro oo Lagu Soo dhaweeyay dalka Jarmalka
June 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay wadamada qaarada yurub ayaa si diiran loogu soo dhawweeyay Dalka Jarmalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS