WAJAALE NEWS

Guddoomiye Cirro oo Lagu Soo dhaweeyay dalka Jarmalka

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay wadamada qaarada yurub ayaa si diiran loogu soo dhawweeyay Dalka Jarmalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version