Salaadiinta beesha Ciidagale oo Ku dhawaaqay Shirwayne | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Salaadiinta beesha Ciidagale oo Ku dhawaaqay Shirwayne
June 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah saladiinta Beesha Ciidagale ayaa waxaa ay maanta ku dhawaaqeen in aaney ka qeyb gali doonin shirka beelaha Garxaajis isla markaana waxaa ay u dhawaaqeen shir beesha ciidagale u gaar ah oo qabsoomi doono 25 bishan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS