Qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa oo Ka War-bixiyay booqashadiisa Magaalada Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa oo Ka War-bixiyay booqashadiisa Magaalada Hargeysa
June 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa oo markii ugu horeysay muddo ka badan soddon sano booqday magaalada Hargeysa ayaa wuxuu sheegay in magaaladaasi uu ka muuqdo horumar iyo isbeddel weyn maadaam ay ugu dambeysay 1986.

Idaajaa ayaa mudadii uu safarka ku joogay Somaliland waxaa si weyn looga hadal hayay baraha bulshada oo qaar ka mid ah dadku ay ku naqdinayeen qoraaladiisa xaga suugaanta iyo gabayada iyaga oo sheegay inuu qaab gaar ah u soo xusho gabayada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS