WAJAALE NEWS

Qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa oo Ka War-bixiyay booqashadiisa Magaalada Hargeysa

Hargaysa (WJN)- Qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa oo markii ugu horeysay muddo ka badan soddon sano booqday magaalada Hargeysa ayaa wuxuu sheegay in magaaladaasi uu ka muuqdo horumar iyo isbeddel weyn maadaam ay ugu dambeysay 1986.

Idaajaa ayaa mudadii uu safarka ku joogay Somaliland waxaa si weyn looga hadal hayay baraha bulshada oo qaar ka mid ah dadku ay ku naqdinayeen qoraaladiisa xaga suugaanta iyo gabayada iyaga oo sheegay inuu qaab gaar ah u soo xusho gabayada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version