Serbia oo guul Muhiim ah Ka gaadhay Costa Rica | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Serbia oo guul Muhiim ah Ka gaadhay Costa Rica
June 17, 2018 - Written by Reporter:

Xulka kubada cagta ee Seribia ayaa maanta guul mihiima ka gaadhay xulka Costa Rica arkii layskugu soo laabtay qeybtii nasashada, waxa ay u muuqatay in labada tababare ay soo canaanteen ciyaaryahanadooda maadma is bedel ku dhacay qaab weerarka iyo difaaca kooxda.

Serbia waxa ay heshay fursado badan oo ay ku heli kartay goola hoggaanka u dhiibi lahaa bilwogii qeybtii dambe, sidoo kale Costa Rica iyada wey soo mareen fursado muhiim ahaa.

Daqiiqaddii 56-aad, hase ahaatee waxaa gool darbo xor ah shabaqa la helay Aleksandar Kolarov oo hoggaanka ciyaarta u dhiiay Serbia.

 

1529241605771_lc_galleryImage_Serbia_s_players_celebrat

COMMENTS
LINKS