WAJAALE NEWS

Wafti Xukuumada Ka Tirsan oo Gurmad gaadhsiiyay Magaalada Salaxlay oo ay Ka Da’een Roobab Duufaano Wata

Hargaysa (WJN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobolka Maroodi-jeex ayaa gurmad gaadhsiiyay Magaalada Salaxlay oo uu shalay ka da’ay roobab duufaano watay oo waxyeelo soo gaadhsiiyay guryo badan iyo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version